Nuri Şahin

From Wikipedia, the free encyclopedia

Nuri Şahin
Remove ads

Nuri Şahin waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Borussia Dortmund ee ka dhisan dalka Jarmalka iyo xulka qaranka dalka Turkiga. Horey wuxuu ugu soo ciyaaray Kooxaha Feynoord, Real Madrid iyo Liverpool FC ee ka kala dhisan dalalka Holland, Isbania iyo Ingiriiska.

Thumb
Şahin oo u dheelaayo Xulka Qaranka Turkiga 2016kii
Quick facts Macluumaad Xirfadeed, Saddex Magac ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads