Ingiriiska

From Wikipedia, the free encyclopedia

Ingiriiska
Remove ads

Ingiriiska (Af Ingiriis : England; Af Carabi : ar) waa gobolka ugu wayn Midowga boqortooyada Britan Waxey xuduud la leedahay iskotland oo ay xaga waqooyi xuduud ka wadaagan, dhanka galbeedna waxa ay xuduud ka wadaagaan wels iyo bada Ireland goobta hada loo yaqaano ingiriisku waxa uu ka koobmay dhaqamo iyo qoomido badn waxana uu taariikh soo jireena leeyahay ilaa 35.000 oo sano laakiin marka la eego magaca ingiriis asal ahaan waxa uu kayimi mid kamida qabiiladihii dagay halkaas ee katagay wadamada waqooyiga yurub somali ahaana magacan marka lagu dhawaaqayo waxa uu noqon karaa (ingiriiska) ee maaha in la odhan karo ingiriis waayo taasi waxa ay sheegaysaa luqada ingiriisku waxa uu dawlad midaysan noqday sanadii 927 taariikhda miilaadiga xiligii horu marka iyo warshada oo bilaabmay qarnigii 15aad waxa uu ingiriisku caalamka ku yeeshy raad dhaqan iyo mid cilmi iyo mid shaqo oo aad u wayn luqada ingiriisaga sharciga ingiriiska oo ah mid maanta meelakasta laga isticmaalo waxa ay ka imaadeen wadanka ingiriiska daka kunool ingiriiska tiradoodu waa ilaa 51 milyon waa 84% dadka kunool boqortooyada midawday ama uk dawladan ingiriisku waxa ay lamidawday dhamaan boqortooyooyinka kale ee uk sanadii 1800 o ay la bexeen magaca Great Britain.

Quick Facts Magaalada uguwayn, Luuqada qaranka ...
Remove ads
Thumb
Ingiriiska
Thumb
 UK:{[FTSE100;FTSE100]}
Thumb
 UK:{[FTSE100;FTSE100]}
Thumb
 UK: HSBC Holdings plc (8th largest Bank in the World and 2nd largest in Yurub.!!
Thumb
Sheffield
Thumb
Tramka Sheffield
Thumb
Babuurka
Thumb
Thumb
UK Lancashire
Thumb
Lincoln
Remove ads

Xiliyada aadka u fogfog

Kadib markii ay romanku kabexeen ingiriiska waxa ay noqotay mid halis u ah weeraro ay kusoo qaadan saksonku Saxons dola dad ingiriiska waxaliilka ugudhaw ee la odhankaro waxa ku noa ay noqon kartaa 780,000 kun kahor lafaha dadeed ee ugu dada wayn ee ingiriiska laga helay waxa lagu qiyaasay in ay jiree 500,000 oo sano waxa kale oo la ogyahay in ingiriisku uu yahay meel ladagi karayaya xiligii dhagaxa amaba xiligii aanu dadku aqoon dhagax mooyee wax kale.

Remove ads

Qarniyadii dhexe

Kadib markii ay kabexeen ciidamadee roomaanku ingiriisku waxa uu baylah u noqday weeraro ay kusoo qaadan saksonku Saxons kuwaas oo ka imanayya wadamada waqooyiga yurub taasi way dhacday oo waxa kusooduulay xiligaas ciidamo kayimi ama dad ah kuwa looyaqaano saxons oo qaar iyana kayimi wadamada iskandaneefiyanka hada looyaqaano inkastoo aan wax sidaas usii badan oo cadaymaa lagahayn ahada. Waxa lahayaa qoraalo aad iyo aad u yar oo xiligaas kahadalay awaxaana xiligaas looyaqaana xiligii madoobaa.

Remove ads

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads