Pascha
Guri dhillo oo ku yaal Cologne, Jarmalka. From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Pascha waa dhismo 12 dabaq guri dhillo ah oo dhan 9,000 mitir oo ku taal Cologne, Jarmalka. Iyada oo leh ilaa 120 dhillooyin ah, in ka badan 80 shaqaale door ah iyo ilaa 1,000 macaamiil ah maalintii, waa guri dhillo ugu weyn adduunka.[1][2][3]
Remove ads
Dhacdooyinka
Bishii Juun 2003 dhillo Tayland ah ayaa midi lagu dilay macaamiil ku sugnaa Pascha; waxa u suurtagashay in ay riixdo batoonka digniinta ee qolkeeda oo ay ciidamada ammaanku qabteen gacan ku dhiiglaha.[4] Bishii Janaayo 2006, dhillo kale ayaa middi ku weeraray macaamiil. Haweeneyda guriga ka shaqeyneysay ayaa heegan galisay ammaanka, waxaana la qabtay ninkii falka geystay; dhibbanaha ayaa badbaaday.[5]
Remove ads
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads