Pointe-Noire

From Wikipedia, the free encyclopedia

Pointe-Noire
Remove ads

Pointe-Noire (Template:Lang-kg [3][4])

Quick Facts Pointe-Noire Ndjindji, Country ...

waa magaalada labaad ee ugu weyn jamhuuriyada Congo, ka dib caasimada Brazzaville, iyo waax madaxbanaan tan iyo 2004. Taariikhdaas ka hor waxay ahayd caasimada  Gobolka Kouilou (hadda waax gaar ah).  Waxay ku taal dhul-madaxeed u dhexeeya Pointe-Noire Bay iyo Badweynta AtlantikPointe-Noire waa xarunta ugu weyn ee ganacsiga dalka waxaana ku nool dad gaaraya 715,334 (2007), [5] oo ku sii fideysa in ka badan 1 milyan markii dhamaan magaalooyinka waaweyn la tixgeliyo. Waa magaloolo ka mid ah dalka kongo

  1. https://archive.today/20130105085800/http://www.world-gazetteer.com/wg.php?x=&men=gcis&lng=en&des=gamelan&srt=pnan&col=dhoq&msz=1500&geo=-48. Waxaa laga kaydiyay the original 5 January 2013. Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. hdi.globaldatalab.org https://hdi.globaldatalab.org/areadata/shdi/. Soo qaatay 2018-09-13. Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Jean Dello. (PDF). p. 11 https://horizon.documentation.ird.fr/exl-doc/pleins_textes/pleins_textes_5/b_fdi_18-19/25882.pdf. Soo qaatay 15 December 2020. Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Cécile Manciaux. https://www.jeuneafrique.com/141620/societe/pointe-noire-il-tait-une-fois-ndji-ndji/. Soo qaatay 12 January 2021. Maqan ama ebar |title= (caawin)
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads