Puntland Post
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Puntland Post waa warbaahin fadhigeedu yahay Garowe, Puntland. Waxaa la asaasay sanadkii 2001, waxaana asaasay qurbajoog soomaaliyeed oo reer Denmark ah. Puntland Post waa website laga daalacdo wararka Puntland iyo Soomaaliya, waxa uuna leeyahay Joornal todobaad leh oo isla magaciisa wata.
Remove ads
Eeg waliba
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads