Qaahiro

From Wikipedia, the free encyclopedia

Qaahiro
Remove ads

Magaalada Qaahira ee Masar .

Quick facts Qahiro, Dalka ...

Qaahiro

Thumb
 Egypt
Thumb
 Egypt
Thumb

 Egypt

Waa magaalo aay kunoolyihiin dad kabadan 10 milyan oo qof waxeey hoostagtaa magaalada Jasiirada Qaahira ee gobolka El Qaahiro waxaa dega Massaary iyo Carabta o dhan waxaa ee ugu badan magaalada El Qaahirah dadka heer magaalka ee bariga dhexe.

Jasiira waa jasiirad ku taal Webiga Niil ee bartamaha magaalada Qaahira ee Masar . Qeybta koonfureed ee jasiiradda waxaa ku taala degmada Jasiira, qeybta saddexaad ee waqooyiga neh waxaa ku yaal degmada Zamalek. Waa Teemamka ugu xooga badan ka bacdi El Ahli El Masry, El Kabeer.











Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads