Qaamuus

From Wikipedia, the free encyclopedia

Qaamuus
Remove ads

Qaamuus (Af Ingiriis : dictionary; Af Carabi : ar) waa ereyo badan oo la soo ururiyay kuwaasi oo luuqad (ama af) ku turjumaya luuqad kale. Sida caadiga ah, qaamuusku wuxuu u habaysan yahay nidaamka alifbeetka; taasi oo ka bilaabanta xarafka koowaad ee luuqadaasi.[1]

Sidoo kale eeg: Insaykalobeedhiya
Thumb
Noocyo kala duwan oo Qaamuus ah.
Thumb
Qaamuus Af-Carabi

Qorista iyo diyaarinta qaamuus waa shaqo aad u badan oo qaadata wakhti iyo maal; waxaana maanta dunida jira qaamuusyo badan oo isku fasira labo ama dhowr luuqadood. Tusaale ahaan, waxaa jira Qaamuuska Af Soomaaliga iy Ingiriiska, iyo kuwo kale oo badan.[2]

Remove ads

Sharaxaad

Qaamuusku waa buug erayga ama luqadaha fasiro. Sidoo kale, waxoo kuu fasiraa ama kuu turjumaa, luqadaha kale. badanaa qaamuusyaasha waxaa lagu tixay, alifbeetada, si oo u fududaado, radinta xarafka aa raadineesid.

Sidoo kale fiiri bogagan

Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads