Qalab muusig

From Wikipedia, the free encyclopedia

Qalab muusig
Remove ads

Qalabka Muusiga (Af Ingiriis : Musical instrument; Af Carabi : ar) waa dhamaan agabka loo isticmaalo in dhawaqa muusig lagu sameeyo si loogu qurxiyo iyo macaaneeyo hees, gabay iyo ereyo loogu talogalay in dad lagu madadaaliyo.

Thumb
kabanku waa mid ka tirsan qalabka muusig

Dunida maanta aad ayay casri u noqotey waxaana la isticmaalaa noocyo badan oo qalabka muusiga ah, kuwaasi Waxaa ugu caansan kabanka, gitaarka, durbaanka, biyaano iyo turunbo. Dhinaca kale taariikhda qalabka muusigu waa mid aad u qoto dheer waxaana la aaminsan yahay in dadku isticmaali jireen qalabyo kala duwan tan iyo 6,500 sano ka hor.

Remove ads

Taariikh

Qalabka muusiga sida kabanka Waxaa la isticmaali jiray wakhti imika laga joogo 6,500 sano.

Noocyada

Guud ahaan Waxaa jira noocyo badan oo qalab muusig ah, kuwaasi Waxaa ugu caansan wakhti badan la soo isticmaali jirey kuwan:

Muuqaalka

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads