Qolobaa Calankeed

From Wikipedia, the free encyclopedia

Qolobaa Calankeed

Qolobaa Calankeed waa heesta calanka Soomaaliya. Qoraagu waa Xuseen Aw-Faarax, Laxanka waxaa sameeyay Abdullahi Qarshe[1].

Quick Facts Ereyada, Laxanka ...
Qolobaa calankeed
Thumb

National Heesta calanka Soomaaliya
EreyadaXuseen Aw-Faarax
LaxankaAbdullahi Qarshe
Close

Heeso

sidoo kale fiiri : Soomaaliyeey toosoo

Chorus

  • (𝄆)Qolobaa calankeedu,

waa ceynoo,(𝄇)

  • Innaga keenu waa,

Cirkoo kala ee,

  • aan caadna lahayn,

Ee caashaqaye.

  • (𝄆)Xiddigyahay caddi waad,

Naa ciidamisee, (𝄇)

  • Carradaa keligaa

adow curadee,

  • cadceedda sideeda,

caan noqo ee!

  • (𝄆) Cashadaad dhalataa

caloosheennee, (𝄇)

  • Sidii culaygii

cidaad marisee,

  • Allow ha ku celin,

"Cawooy!" dhahe ee

Sidoo Kale Fiiri

  • Taariikhda Soomaaliya
  • Calanka Soomaaliya
  • National anthem of Somalia (1960-Present), Heestii calanka 1960 ilaa maanta
  • Soomaaliyeey toosoo, Hees wadani ah oo la qoray xiligii gobanimadoonka lala galay gumaysiga. Si kastaba ha ahaatee, waxaa inta badan lagu qaldamaa ama lagu qaldamaa inay tahay heesta calanka Soomaaliya oo ay leeyihiin Soomaalida qaar ama xitaa inta badan.

Xogta

Tixraac

Xiriirinta dibadda

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.