Qori

Aalad loo diyaariyay inaay ganto rasaasta From Wikipedia, the free encyclopedia

Qori
Remove ads

Quri, Qoray ama Bunduq (Af Carabi : ar, Af Ingiriis : Firearm) waa qori ama biskoolada iyo wax walboo ay ka dhacdo rasaasta wax disha, wuxuu hal mar ridi karaa xabad iyo ka badan, waxaa loo adeegsadaa dagaalada iyo iska hor imaadyada, waxaa hubka la adeegsado ugu caansan AK-47 waxaa lagu sameeyay ruushka waxaana loo iib geeyaa oo haysta dowladaha caalamka badankood.

Thumb
Askari oo qori leh, rasaas ka duulayo
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads