Qureec

From Wikipedia, the free encyclopedia

Qureec
Remove ads

Quraac, Qureec (Af Ingiriis : breakfast; Af Carabi : ar) waa cuntada ugu horeeysa ee dadku cunaan aroortii marka laga soo tooso hurdada. Sida caadiga ah, quraacdu waa raashinka aroorti dadku cunaan.[1] In kastoo dadku ku kala duwan yihiin wakhtiyada iyo nooca cunto ay ku quraacdaan. Guud ahaan dadku waxay quraacdaan qorax soo baxa aroortii ilaa laga gaadho qiyaastii 10ka subaxnimo, mararka qaar la gaadhsiiyo ilaa 11ka subaxnimo. Habeenkii marka dadku seexdaan waxay qaataan saacado badan oo bilaa cunto ah, markaas quraacu waa cuntada koowaad ee dadku ku bilaabaan markay soo toosaan taasi oo ku xidhan wakhtiga qof kasta ka tooso hurdada. Hadaba waxaa jira dadka qaar aan waxba cunin saacado badan xataa aya oon waxba ku mashquul ahayn.

Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada.
Thumb
Nooc ka mid ah cuntooyinka lagu qureecdo
Thumb
Quraac dhamaystiran
Thumb
Qureec fudud


Remove ads

Muuqaalka

Qoraalo La Xidhiidha


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads