Raage

From Wikipedia, the free encyclopedia

Raage
Remove ads

Raage sidoo kale loo yaqaano Saxal (Af Ingiriis : Saturn; Af Carabi : ar Af-oromo : Lafqubellaa) waa meeraha 6aad ee Bahda Qoraxdu Midaysay. Meerahani wuxuu ka mid yahay 4ta meere ee loo yaqaano Neefaha Waawayn. Sidoo kale, meerahani Raage wuxuu leeyahay tiro dhan 62 dayax taasi oo ka dhigaysa Raage meeraha labaad ee ugu dayaxa badan bahda qoraxdu midaysay.

Thumb
Meeraha Raage iyo giraanta ku wareegsan

Thumb

Remove ads

Dayaxyada Raage

Thumb
dayaxa Titan ee meeraha Raage.
Thumb
dayaxa Iapetus ee meeraha Raage.
Thumb
dayaxa Enceladus ee meeraha Raage.
Thumb
dayaxa Tethys ee meeraha Raage.

Meereha Raage waa kan labaad ee leh tirada ugu badan daxayada ee Bahda Qoraxdu Midaysay, wuxuuna leeyahay 62 dayax.

Tirada dayaxyada ee meerahan Raage aad ayay u badan tahay, dhamaantoodna aqoon fiican looma laha, laakiin kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah:

Remove ads

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads