Dayaxyada Raage Meereha Raage waa kan labaad ee leh tirada ugu badan daxayada ee Bahda Qoraxdu Midaysay, wuxuuna leeyahay 62 dayax.

Liiska
Tirada dayaxyada ee meerahan Raage aad ayay u badan tahay, dhamaantoodna aqoon fiican looma laha, laakiin kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah:
Muuqaalo
- Qaar ka mid ah Dayaxyada Raage
- dayaxa Iapetus ee meeraha Raage.
- dayaxa Enceladus ee meeraha Raage.
- dayaxa Tethys ee meeraha Raage.
- dayaxa Prometheus ee meeraha Raage.
- dayaxa Epimetheus ee meeraha Raage.
- dayaxa Janus ee meeraha Raage.
- dayaxa Phoebe ee meeraha Raage.
- dayaxa Dione ee meeraha Raage
- dayaxa Mimas ee meeraha Raage.
- dayaxa Hyperion ee meeraha Raage.
Qoraalo la mid ah
- Dayaxa dhulka
- 2 Martian
- 62 Dayaxa Raage
- 67 Dayax
- Dayaxa Uraanus
- Dayaxa Docay
Xigasho
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads