Roob

From Wikipedia, the free encyclopedia

Roob
Remove ads
Remove ads

Roob (ingiriis: rain; carabi: مطر) waa dhibco biyo dareere ah oo ka yimaada daruuraha cirka taasi oo ku soo da'da oogada sare ee dhulka. Roobku wuxuu ka mid yahay marxaladaha "wareega biyaha" waana nidaamka dhulku ku helo biyo saafi ah. Roobku wuxuu sameeysmaa markaa biyaha fadhiya (sida harooyinka, balayada, webiyada iyo badaha) ay ku uumi-baxaan cirka, halkaas ooy ku qaboobaan ka dibna cufisjiidadka dartii ku soo dhaca dhulka ayagoo ah dhibco biyo hoore ah.

Kani waa maqaal ku saabsan "Roobka". Maqaalo la mid ah fiiri biyo, webi.
Thumb
Roob da'ya oo leh hilaac iyo onkod
Thumb
Roob da'ya oo leh qaanso-roobaad

„ Roobku waa hibo qaali ah oo Ilaahay ka timid. Wuxuu dhulka u banneeyaa inuu badar aan cuno inoo soo saaro. Ilaahay wuxuu samada inaga siiyaa roob iyo xilliyo barwaaqo ah, isagoo qalbiyadeenna ka dherginaya cunto iyo farxad.”


Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads