Sablaale

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Degmada Sablaale waa degmo ku taal Koonfur Bari ee gobolka Shabeellaha Hoose Degmada ballaaran ee Sablaale waxaa ku nool dad gaaraya 143,055 qof Dadka ku nool Sablaale intooda badan waa jufada Dabarre ee guud ahaan Soomaalida Digil Raxanweyn

Quick facts Wadanka, Maamul Goboleedka ...
Remove ads

Xusuusin

"Gobollada, degmooyinka, iyo dadkooda: Soomaaliya 2005 (qabyo)"

Tixraac

Sablaale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads