Sacad Cali Shire

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Dr. Sacad Cali Shire Naleye waa siyaasi iyo dhaqaaleyahan soomaali ah, kaasoo hadda ah Wasiirka Maaliyadda ee Somaliland. Sacad ayaa hore u soo noqday Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliland . Waxa kale oo isna loo magacaabay Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ee Somaliland.

Quick facts Madaxweyne, Xisbi siyaasadeed ...
Remove ads

Nolosha shaqsiyeed

Waxa uu ka soo jeedaa Issa Musse. Kahor intaanu galin siyaasada wuxuu ahaa maamulaha waaxda UK ee Dahabshiil .

Sidoo kale eeg

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads