Dahabshiil

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dahabshiil
Remove ads

Dahabshiil (Af Carabi : ar) waa shirkad bixisa adeega xawaalad lacagta taasi oo isku xidha dhulka ay Soomaalidu dagto waana iyo waliba gabiahaan geeska afrika waxa shirkadan la aasaasay sanadii 1970 xarunteeda uguwayna waxa ay kuleedahay magaalda london waxa ay shirkadani ka shaqaysaa xawaalada waxa ay lacagta u kala xawishaa dhamaan daafaha dunida waxa ay kashaqaysaan wadamo gaadhaya 124 wadan oo caalamka kuyaala .

Quick Facts Nooca, Shirkada ...
Remove ads

Taariikhda

Dahabshiil magaceeda hore waxaa la dhihi jiray Dhiigshiil, Shirkadda waxa aasaasay isla milkiilaha shirkadda, Mudane Maxamed Siciid Ducaale sannadkii 1970. Waxayna milkiilaha iyo qoyskiisu markiiba u dhalan rogeen shirkaddii xawaalad caalamka oo idil ku baahda, oo wakiilladeeda iyo shirkadaha kale ee ay la bahowdey awood u siiya macaamiisheedu inay lacago u soo diraan qoysaskooda iyo asxaabtooda ku nool Geeska Afrika. Shirkadda oo afartan sannadood ka hor hal goob ka soo aasaasantay, maanta waxa ka hawlgala oo u shaqeeya in ka badan 2000 oo qof oo adduunka meel kasta ka jooga. Maanta ma jirto cid deyn amma qaan ku leh shirkadda Dahabshiil, waxaana lagu qiyaasaa daqliga faaidadda sanadkiiba illaa iyo 200 oo milyan oo doolarka maraykanka ah, waxana ka go’an inay dib wax ugu celiso bulshada ay u adeegto.


Remove ads

Sidoo kale fiiri

Tixraac oodhan waan akhristay waana tixraac mudan in wax laga qaato oo lagu daba feelo mudane maxamed siciid ducaale allah hakuu barakeeyo aqliga iyo cafimadka iyo maalka anagana allah hanasiiyo lkn in xaga guurka layga caawiyo ayan ubahnaa qoys inaa samesto ayan rabaa lkn qarashaad aan kusameeyo mahaysto hayaraato habadnaato midna mahayo intaa kaliya iga caawi Ana aan ilaahay Jano kaaga baryee inaynu kuwada kulano ama shaqo isii aan anigu ismareeyee isoo jawaab hadii aad aragtan qoralkayga asc waraxma tulilaahi wabarkaatu dhaman tiin dahab shiil iyo shaqalihiisa iyo macamiishisa

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads