Salaaniik ama salooniik (afka gariiga; Θεσσαλονίκη) waa magaalo ku taal gariiga, waxey dhacdaa waqooyiga dalkaas, gobolka makadooniyada dhexe ayee magaalo madax u tahay, waana magaaladda labaad ee ugu weyn dalka gariiga waxaa ku nool magaalada iyo aageeda dad ka badan hal milyan oo qof.
Quick facts SalaaniikΘεσσαλονίκη Saloniki, Country ...
Salaaniik
Θεσσαλονίκη
Saloniki
Magaalo
Clockwise from top:Aristotle Square, Church of Saint Demetrius, Thessaloniki Concert Hall, Panoramic view of Thessaloniki's waterfront and the Thermaic Gulf, White Tower of Thessaloniki