Saladh

From Wikipedia, the free encyclopedia

Saladh
Remove ads

Ansalaato' sidoo kale loo yaqaano Salar (Af Carabi : ar Af-Taliyaani : insalata Af Ingiriis : salad) waa miro ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

Thumb
Saladh

Khudaarta salarku waa caleemo balaaran oo cagaar ah kaas oo ka baxa carada dhulka hoosteeda. Salarku uma baahna in la kariyo ee sidiisa ayaa lagu cunaa.

Khudaarta maalin walba dadku isticmaalaan waxaa ka mid ah: basasha, yaanyadu, baradhaha, salarka, toonta, kaarootka, besbaaska, iyo kuwo kale oo badan.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads