Saldanab

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Saldanabku waa xaaladaha dabiiciga ah ee maatarka, waana asalka awood Birlabdanabnimo ee dabeecadda, waxaa jirta laba nooc oo ka mid ah Saldanabka: Danab togane ah iyo Danab tabane ah, saxarku wuxuu qaadaa danab taban ama togan ama dheelitiran waxayna qaadaa Elektaroon danabyo taban le iyo Borotoono danabyo togan iyo Niyutaroono danabyo dheelitiran, sidoo kale waxaa jira saxaryo kale ee qaada danabyo dhammaan danabyada waxay noqonayaa mid taban ama togan ama dheelitiran (danab la').waana wax aad u yaryar oo ah ilmaqabato kuna qulqusha xarkaha iyi qalabka korontada si guud waxa loogu yeero Qulqul Danab.

Quick Facts Danab Neg ...


Remove ads

Qodobo kale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads