Sana

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Sana Minatozaki (湊崎 紗夏; Minatozaki Sana; dhashay Diseembar 29, 1996) [1], loo yaqaano Sana (Kuuriya: 사나; Af Jabaniis : サナ), waa heesaa reer Jabaan ah oo fadhigeedu yahay Koonfur Kuuriya. Iyadu waa xubin ka mid ah kooxda gabdhaha K-pop Twice, oo ay samaysay JYP Entertainment. Sana waa mid ka mid ah saddex xubnood ee Twice oo Jabbaan ah.[2][3]

Quick Facts Magaca dhalashada, Dhashay ...
Remove ads

Tixraacyo

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads