Sawirqaado

From Wikipedia, the free encyclopedia

Sawirqaado
Remove ads

Sawirqaado (Af Ingiriis : camera; Af Carabi : لاسعانود) waa aalad loo isticmaalo in samayso iyo diiwangeliso muuqaal kaasi oo la soo daabici karo. Sawirkaasi wuxuu noqon karaa qof, shay ama walax taasi.

Thumb
Sawirqaado

Hordhac

Sawirqaado waa aalad qabata muuqaalka (sawir) kaasi oo la kedin karo ama loo sii xawili karo meelo kale. Aaladani waxay ka kooban tahay mid qaada hal sawir kali ah markiiba ama duubta muuqaalka socda taasi oo loo yaqaano Sawirsocde (video).[1] Sida ku xusan taariikhda, sawirkii ugu horeeyay waxaa qaadey nin Faransiis ahaa oo la odhan jirey Joseph Nicéphore Niépce sanadkii 1826.[2]

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Quick facts

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads