Shaqaale

From Wikipedia, the free encyclopedia

Shaqaale
Remove ads

Shaqaale (Af Carabi : ar, Af Ingiriis : blue-collar worker) waa qofka shaqo cayiman qabta si uu u helo joornaati ama qarash lacageed oo awal lagu heshiiyay, kaasoo u dhigma shaqada uu qabtay oo ahaan karta shaqo warshad laga shaqeeyay ama ka ballaaran sida mashruuc oo kale, qofkaas waa mid ama unug  ka mida wax soo saarka mashruucaas ama warshadaas.

Thumb
Shaqaale alaab ka dajinaya wiish

Shaqo

Thumb
shaqo

Shaqo waa heerka darajada qof kaga jiro bulshada taasi oo ah howsha qofkaasi ka shaqeeyo si uu u hello mishahar (abaalmarin) ku maareeyo ama taageero baahida nolosha maalinle.[1]

Hordhac

Shaqadu waa waajibaadka saaran qof ka mid ah bulshada taasi oo abaalmarin lacag ah qofkaasi ka qaato ama faa'iido nooc kale ah ugu jirto. Tusaale, macalinku wuxuu ka shaqeeyaa dugsiga halkaasi oo uu wax ku baro ardey.[2]

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads