Shibis

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Shibis District (Soomaali: Shibis ) waa Degmada ugu yar ee dhaca Koonfur-bari ee gobolka Banaadir. Mid ka mid ah deegaanada ugu qadiimsan magaalada Muqdisho ayaa waxaa xuduud la leh Kaaraan, Yaaqshiid Boondheere iyo Cabdicasiis.

Quick facts Wadanka, Gobolka ...

Goobaha caanka ah ee Shibis waxaa ka mid ah Xarunta Nabadsugida Qaranka (NiSa) , Safaaradda Sacuudiga iyo Gurigii uu ka geeriyooday Hogaamiyihii Milateriga ahaa ee Siyaad Barre, Hotel Global iyo kuwo kale.

Remove ads

Tixraac

Degmooyinka Soomaaliya

Khariidadda maamulka degmada Shibis

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads