Sheekhaal

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Sheekhaal (Af Ingiriis : Sheikhal; Af Carabi : لاسعانود) sidoo kale loo qoro: Sheykhaal, Sheekhaash, waa beel ka mid ah dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya, Kiinya iyo Itoobiya.[1] Sheekhaasha waxaa lagu magacaabaa Fiqi Cumar oo ah odaygii ay ka soo tafiirmeen. waxayna ka tirsanyihiin beelweynta Quraysh, Banu Taym.

Quick facts Meelaha ay ku badan yihiin, Luqada ...
Remove ads

Hordhac

Beesha Sheekhaal waxay ka tirsan tahay dadka Soomaalida ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[2] Intaas waxaa dheer, beesha Sheekhaal waxay si rasmi ah u degaan Gobolada Dhexe ee wadanka Soomaaliya, deegaanada Soomaali Galbeed ee wadanka Itoobiya. Sidoo kale waxaa tiro fiican degan tahay gobolka NFD ee wadanka Kiinya.

Shaxda Beesha

  • Guudle Fiqi Omar Hiraab.
  • Cabdi Shekh Fiqi Omar.
  • Cabdi Sufi Fiqi Omar.
  • Saruur Fiqi Omar.
  • Cabdisamad Fiqi Omar.
  • Sheikh Hayti Fiqi Omar.
  • Seyle Fiqi Omar.
  • Duduble Fiqi Omar.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads