Shingaani

waxyaha shangaani From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Shangani District (Soomaali: Degmada Shangaani ) waa xaafad ku taal koonfur-bari gobolka Banaadir ee Soomaaliya. Waxay dhacdaa bartamaha Muqdisho . Shingaani oo ay weheliso Xamarweyne ayaa ah fariisimaha ugu faca weyn Muqdisho Shangani waxaa loola jeedaa Bacaadka Sawaaxiliga , maadaama Degmadaan ay markii hore ahayd deegaan Banaadiri ah .

Quick facts Shangaani, Wadanka ...
Remove ads

Masaajidada

Inkastoo ay yihiin degmooyinka ugu yar magaalada Muqdisho , Shingaani iyo degmada Xamar weyne oo daris la ah ayaa caan ku ah masaajido iyo madarasooyin badan. Degmadan waxaa ku yaal in ka badan 15 masaajid, kuwaasoo ay ka mid yihiin:

  • Arbaca Rukun
  • Aw Kampay

Aw Mojow

  • Aw Muqfi

Aw Faraj Bin Cali

  • Awo Shariif Cali
  • Jaamac Shingaani (Masjidka Jimcaha)
  • Mala
  • Rowda
  • Sheekh Axmed Shariif
  • Sheekh Maxamed Cabdisamad


  • Sheekh Cumar & Sheekh Nuureey (Masaajid mataano ah)
  • Sheekh Saciid Bin Ciise
  • Wafle
Remove ads

Degmooyinka la deriska ah

Tixraac

http://www.jstor.org/stable/41931111

Aadam, Anita. Reer Banaadiriga Soomaaliyeed oo si gaar ah ula socda Reer Xamarka Muqdisho . p. 205.

Degmooyinka Soomaaliya

Khariidadda maamulka ee Degmada Shangani

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads