Silcis (beel)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Silcis (Af Ingiriis : Sil'is) waa beel ka mid ah qabiilada Hiraab ee ka farcanta Beelweynta Hawiye ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya.[1]

Quick Facts Meelaha ay ku badan yihiin, Luqada ...
Remove ads

Hordhac

Beesha Silcis waxay ka tirsan tahay beelweynta Hiraab, ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[2] Intaas waxaa dheer, beesha Habargidir waxay si rasmi ah u degaan Gobolada Dhexe ee wadanka Soomaaliya.

Shaxda Beesha

Hawiye

Hawiye (Af Carabi : ar) waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawiye waxay walaalo yihiin Beesha Dir iyagoo ku wada abtirsada odayga Irir Samaale. Hawiye ayaa kow[3][4] ama laba[5][6] kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka soomaalida, waxay degaan caasimada Muqdisho[7].

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads