Dir

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Dir, magaca saxda ah: Abukar (Af Ingiriis : Dir; Af Carabi : ar), sidoo kale loo yaqaano: Dirweyn, Direed, Beesha Direed, Dhar, Dur waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waa Beesha ugu balaadhan dhulka Somaliyeed , Sidoo kale Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).[1][2][3][4]

Quick Facts Thiinada guud ee dadka, Meelaha ay ku badan yihiin ...
Remove ads

Tafiirta

Thumb
Imam Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi, the General Rular of the Adal Sultanate.

Odaygii Dir ama Abuukar wuxuu dhalay afar wiil, kuwaasi oo la kala odhan jirey:

Sidoo kale waxaa la sheegaa, in Dir leedahay beel kale oo lagu magacaabo Qaldho Dir.

Taariikh

Dir, magaca saxda ah: Abukar , sidoo kale loo yaqaano: Dirweyn, Direed, Beesha Direed, Dhar, Dur waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waa Beesha ugu balaadhan dhulka Somaliyeed , Sidoo kale Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland, Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta.

Remove ads

Qeybaha

Beelaha ugu waaweyn ee Dirta maanta waa:

  • Barsuug "Bursuk
  • Akisho
  • Garrir "Gerire"
  • Gurre "Goora"
  • Bajimal
  • Isaaq

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads