Sind
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Sind, Sindhi (Urduu: سندھ ; Sindhi: سنڌ; Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Sindh) waa mid ka mida afarta gobol ee ugu waawayn wadanka Bakistaan kaasi oo dhaca koofur bari wadankaasi. taariikh ahaan waa meesha ay ka soo jeedaa qawmiyada sindiga, dadka degaanka ayaa u yaqaan magaca Mehran. magaalada ugu weyn ahna magaalo madaxa gobolkaan waa karaaji. waana magaalada sind waa gobolka sadexaad ee ugu wayn baaxad ahaan, iyo gobolka labaad ee ugu dadka badan, waxay xad la leedahay gobolka Balochistan galbeed, gobolka punjab ayaa woqooyi ka jira, gobolada hindiya ka tirsan ee Rajasthan iyo Gujarat ayaa bari ka xiga, bada carbeed ayaa koonfur ka jirta.
Remove ads
Remove ads
Meesha uu ka soo jeedo magaca Sind
Taariikh


Soo gaaridii Islaamka

madax banaanidii bakistaan

juqraafi iyo cimilo

Dadka iyo bulshada
Remove ads
luuqadaha
Magaalooyinka ugu caansan
Gobolka sind
Remove ads
Dhaqaalaha


Aqoonta


Hido iyo dhaqan

Cultural heritage


Meelaha muhiinka ah
- Faiz Mahal, Khairpur
- Ranikot Fort, one of the largest forts in the world
- Chaukhandi tombs
- Remains of 9th century Jain temple in Bhodesar near Nagarparkar.
- Keenjhar lake Thatta
- Excavated ruins of Mohenjo-daro
- Karachi Beach
- Qasim fort
- Kot Diji
- West bank of the River Indus
- Bakri Waro Lake, Khairpur
- National Museum of Pakistan
- Kirthar National Park
- Karoonjhar Mountains
References
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads