Solomadow

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Solamadow waa beel ka mid ah beelaha Habarjeclo, gaar ahaan Maxamed Abokor,ee beesha Isaaq.beeshan waa beesha Habarr-jeclo Ugu tariikhda wayn Uguna dhuLka balaadhan ugu Halgan badan Xaga dhiiranaanya iyo dagaalka

Waa beel taariikh facweyn kuleh geyiga soomaaliyeed gaar ahaan somaliland waxay kasoo qabyqaateen halgankii dheeraa ee gobannimo doonka ee rer somaliland waxay deegaankooda ku casuumeen oo ciidan ugu ahaayeen daraawiish deegaanka kirir ee gobolka saraar waxa kale oo ay naftooda u hureen halgankii SNM oo ay uhaayeen tiirdhexaad waxa kuu caddeynaysa kornelkii u horreeyay baa kasoo jeeday oo ku shahiida balli-cabane K/ Xasan Saleban wayne AHU iyo sido kale ninki bixiyey magaca SNM oo ahaa Muj. Cali Baaquli Faraax Saeed AHU sidoo kale waxay kulahaayeen qayb jebintii birjeex oo ay ku jireen Muj.Maloosh iyo Muj.Mulac AHu iyo sidoo kale guutadii kalcas oo fadhigoodu ahaa wadaamagoo oo ah ragii uu ugu baxay halhayskii caanka noqdey ee "Ninkii waddada dheer wanaag kumarow wadaamagoo buu wadkaa yaal." Waxa hogaaminayyey Muj.Doolaal

Magaca Solomadow waa naaneys dhowr qarni soo jirtay uguna baxday geel-qaad.

1. Barre Cabdille Barre Cabdile wuxuu u kala baxaa •. Samatar Barre •. Axmed Barre[1] •. Nabad Barre •. •. Kuul Barre samkaab barre iyo guleed barre

2. Xassan Cabdile wuxu u kala baxa Alamagan xasan , ba rer dood maxamed Xasan (abokor Maxamed) iyo geedi xasan (Cali geedi)

3. Abokor Cabdille

Remove ads

Deegaanka Beesha

Beeshu waxay degtaa gobolada Togdheer iyo Sool iyo saaxiL iyo saraar ee Somaliland iyo dawlad deegaanka somalida itoobiya

▪︎togdheer▪︎saaxiL▪Sanaag▪SooL▪Saraar

dhinaca kaLe Ethopiana:Faafan▪Jarar▪Doolo Iyo Hawdka Cass sare Ee Ethopia[2]

Qorilugud ▪︎Wadaamagoo ▪︎Coodanle iyo tuulooyin badan oo hoos yimaadda yimaadda


••Gocondhaale

•Huluul

•Murayada

•CeeL-daraad

•CeeL-Garde

•Karin

•CeeL-dhamasle

•Habarr-HeshaY


Remove ads

Dad caan ah oo ka soo jeeda

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads