Qawmiyiinta Soomaalida ee markii hore rumaysnaa in Shanta Soomaaliyeed meel la isugu keeno, markii ay taasi adkaatay, waxay uga wareegeen dhan kale. Jamhuuraddii Soomaalida in dib loo yagleelo, kadibna gobolada maqan lagu taageero sidii ay dalalka ay ka tirsan yihiin cad weyn uga goosan lahaayeen.
Remove ads
Qoraalo Kale
Xuduudda Juquraafi ee Dhulka SoomaalidaSoomaalinimo