Spotify
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Spotify (/ˈspɒtɪfaɪ/) waa adeeg baahinta muusiga khadka tooska ah.[1][2] Waxa ay bixisa in ka badan 30 milyan hees.[3]

Spotify waxaa laga heli karaa 61 waddan, oo ay ku jiraan Austria, Belgium, Denmark, Faroe Islands, Finland, France, Germany, the Netherlands, Norway, Spain, Sweden, Switzerland, Boqortooyada Ingiriiska, Hindiya iyo Maraykanka.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads