Sydney Harbour Bridge

From Wikipedia, the free encyclopedia

Sydney Harbour Bridge
Remove ads

Sydney Harbour Bridge - Buundada Sydney Harbor, Buundo ee dul marta Port Jackson, Sydney, Australia. Buundadan oo la dhammaystiray sannadkii 1932-kii, ayaa dhererkeedu dhan yahay 1,149 mitir, halka ugu sarreysana ay ka sarreyso 134 mitir heerka gacan-biyoodka.

Thumb
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads