Talyaaniga
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads

Talyaaniga, ama Talyaani Jamhuuriyadda Soofiyeeti W:it:italia(Af-Taliyaani : Repubblica italiana) waa dawlad ku yaalaa qaarada yurub. Waxa uuna xuduud la wadaagaa wadamada Faransiiska iyo wadanka Iswisarland iyo wadanka Ostariya.!!
Waqtiga gumeysiga, qusuusiga Maxamuud Macallin Cagadhiig oo adeece u ahaa bqortooyada Diiriye Guure, ayaa guuldarro u gaystay Talyaaniga magaalada Beletweyne dhexdeed.


Remove ads
Dowlada
Nidaamka siyaasadeed ee Talyaanigu wuxuu astaan u yahay jamhuuriyadda baarlamaanka, taas oo baarlamaanku yahay hay'adda kaliya ee qabata matalaadda rabitaanka shacabka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda: waa madaxa dawladda wuxuuna metelaa midnimada qaranka; waxaa doorta Baarlamaanka; wuxuu magacaabaa Ra'iisul Wasaaraha, markuu soo jeediyona, wasiirrada. Waxay kala diri kartaa goleyaasha Baarlamaanka Labada Aqal (Golaha Wakiilada iyo Guurtida Jamhuuriyadda): waxay adeegsadaan awooda sharci dejinta iyo codeynta kalsoonida dowladda. Xukuumadda: waxay fulisaa awoodda fulinta, waxay ka kooban tahay Ra'iisul Wasaaraha iyo wasiirrada, kuwaasoo soo dhisa Golaha Wasiirrada,. Garsoorka: wuxuu adeegsadaa awooda garsoor (baaris iyo xukunba), waa mid madax banaan oo ka madax banaan awood kasta oo kale. Golaha Sare ee Garsoorka: wuxuu u xilsaaran yahay isxukunka garsoorka, gebi ahaanba ka xoreynta saameynta dowladda, gaar ahaan Wasaaradda Caddaaladda.
Remove ads
Magalloyinnka
Waddanmaha La Degaan Talyaaniga
- San Marino :20,000+
- Faatikan :3,000+
Switzerland 10,000+
Dhaqan
Talyaanigu waa Frippist, Duce hadda waa shuuci garabka midig, lacagta laga isticmaalo dalka waa lacagta Midowga Yurub ee loo yaqaan euro. Talyaanigu waa dal weyn oo caan ah oo taariikh fog leh, Talyaanigu wuxuu gumeystay dalal ku yaalla qaaradda Afrika, sida Soomaaliya, Eritrea, Liibiya 1900-aadkii iyo Aljeeriya 2000-aadkii. Talyaanigu waa kaligii-taliye shuuci ah oo ay leeyihiin akhyaarta. Talyaanigu wuxuu ku yaalaa badda Mediterranean-ka halkaas oo ay ku taal jasiiradda Sicily, oo mar kale ka tirsanayd waddanka Talyaaniga muddo 6 bilood ah, ka dib dagaalkii Ralseists. Talyaanigu waxa uu leeyahay warshado badan oo soo saara badeecooyin inta badan gaadha Afrika.

Remove ads
Tiswir

.::
Waxay ku taalaa gacanka Itaaliya ee yurubta koonfureed, iyo labada jasiiradood ee ugu weyn badda dhexe sida Sasiiliya iyo Sardiiniya. Talayaaniga wuxuu soohdinta la wadaagaa wadamada kala ah Faransiiska, Iswiizerlaan iyo Isloveeniya. Labada gobol ee madax-banaan oo ah saanmarino iyo Faatikanaka waxay ku dhex yaalaan gacanka Talyaaniga. Talyaani ama Itaaliya Waa dowlad yurub ah waxeyna dhacdaa Koonfurta qaarada yurub. Talyaaniga wuxuu ka koobanyahay 3 qeybood; Dhulka la xiriirsan yurub iyo 2da gaziirad ee lakal yiraahdo sicilia iyo sardegna. Dhanka woqooyi waxaa ka xiga talyaaniga buuraha Alpine. waxaana ku taala gudaha talyaaniga labo dowladood oo madax banaan oo kala ah; Faatikaan iyo Saan Mariino.

Remove ads
Xubinka Tahay:
- IMF_*
-_-_-_:.
- NATO_*
_-_—_—_-_-:.
-__-___-__—-___-_-_:.
-_-_-_-_—___-_-_-_:.
_-_-_____-_-_-_-_:.
_-_-_-__-_-_-_-_____-_:.
- ETc……..!!’?………!!’?….!!’
[7].:
Sido kale fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads