Telefonka gacanta

From Wikipedia, the free encyclopedia

Telefonka gacanta
Remove ads

Telefanka Gacanta oo luuqada qalaad loo yaqaano (ingiriis: Mobile Phone) waa aalad yar oo loo isticmaalo in lagula hadlo shakhsi kale oo meel kale jooga iyadoo la adeegsanayo shabakada khadka.

Thumb
Nokia 3310
Thumb
BlackBerry Bold 9650

Telefanka Gacantu waa uu yar yahay taasina waxay awood u siineysa qofka wata in uu cid kale la hadlo ama lala soo hadlo isagoo jooga meelo kala duwan.

Marka laga yimaado isticmaalka wada hadalka, telefanada gacanta ee casriga ahi waxay leeyihiin adeegyo fara badan sida dirista qolaalada gaaban (SMS), kamarad wax lagu sawiro, qeeybo codka lagu dhageeysto iyo waliba internet.

Remove ads

Taariikhda Telefon Gacmeedka

Taariikhda Kala Duwan ee Telefon Gacmeedku soo Maray

Thumb
Taariikhda lala duwan ee telefon gacmeedku soo maray.

Muuqaalada Telefonka Gacanta

Muuqaalada iyo Qeeybaha Telefonka Gacanta fiiri sidoo kale|Smartphone

Thumb
A printed circuit board inside a Nokia 3210.

SIMI Kaadh

Simi Kadhka Telefonka Gacantu ku Shaqeeyo

(ingiriis: Sim Card) oo loo soo gaabiyay Subscriber Identity Module
Thumb
Naqshada Gudaha Telefanka Gacanta SIMI Kaadh

Shirkadaha Sameeya Telefonka Gacanta

Suuqa Shirkadaha Sameeya Telefanka Gacanta

More information Sida Beeca Suuqa ugu kala sareyaan Shirkada Telefanka Gacanta Gartner (New Sales) ...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads