Transitional Metal
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Remove ads
Transitional Metals
Marka lagu gudo jiro cilmiga Kimisteriga, Transitional Metalsku waxay leeyihiin labo macno:
- Qeexida waafaqsan (IUPAC)[1] waxay ku sheegtay in transitional metal ay yihiin curiye kimiko kuwaas oo qolofka elektaroonadoodu aanu dhamaystirneyn ama kuwo leh atom qolofka bu'diisu leedahay elektaroono kala dhantaalan[2].
- Mida labaad waa in saynisyahanadu ku sheegeen transitional metalsku yihiin bir kasta oo ku jirta guruubka d-block ee Diwaanka Curiye kuwaas oo ka bilaabma Guruubka 3aad ilaa laga gaadho Guruubka 12aad[3].
Guruubka d-block tirada atomka curiyuhu waxay u dhaxeysaa 1 ilaa 10 elektaroono d ah[4][5].
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads