Tunis
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Tunis (Af Carabi : ar) waa caasimada iyo magaalada ugu weyn wadanka Tunisiya ee Waqooyiga Afrika. Caasimadani waxaa ku dhaqan dad tiradeeda lagu sheegay 2,700,000 qof waxayna dhinaca ku haysaa Bada Midatareeniyanka. Tunis waa caasimada dalka Tunisiya.
Remove ads
- Carthage 2013
- Carthage 2013
- Carthage 2013
magalada tuunis waxa lagu yaqana iney marin u tahay tahriibyaasha africa oo u baqoola qaarada yurub waxay juqaraafi ahaan magalada tuunis u jirtaa wadanka maalta wax ka yar 200m wana wadanka ugu wadamada africa wadanka talyaaniga magalada dadka ku nool waa dad ixtiraam badan soo dhaweyn wanagsan u sameya martida soo boqota wadankooda waxan ahay garsoore caalami ah kana mida garsoorayasha africa ee kubada cagta mar aan boqday tuunis aad ayey isoo jiidatay dhaqanka iyo qaderinta dadkoda ali mohamud mahad somalia
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads