Tutsi
qowmiyad ka soo jeeda gobolka harooyinka waaweyn ee Afrika From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Tutsi (Af Ingiriis : Tutsi Af Carabi : لاسعانود) waa dadyow ku nool Geeska iyo dhwxda Afrika waxay aad u joogaanRuwanda> iyo Burundi, waa mid ka mida dhinacyadii isku haystay burundi ee isir sooca adeegsan jiray. dhinaca kale wxuu ahaa Huutuuga.

Tutsiga tiradoo waxaa lagu qiyaasaa 2.5 milyan , ruwaandha waxay ka yihiin %15 meeshaa huutuugu yahay %85, waxaa aad loo xasuuqay dagaalada isir nacayka ah ee sagaashamaadkii ka dhacay wadanka ruwanda.
Remove ads
Sidoo kale eeg
- "Tutsi" at everyculture.com
- The International Criminal Tribunal for Rwanda (the status and judgments of all cases before the ICTR are available here)
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads