Uraano

From Wikipedia, the free encyclopedia

Uraano
Remove ads

Uraano (Af Ingiriis : Uranus; astaan: ⛢ ama ♅) waa meere ka mid ah Bahda Midaysay Qoraxdu.

Thumb
Muuqaalka meeraha Uraano

Thumb

Faalo

Meeraha Uraano waa kan todobaad ee qoraxda ugu dhow (asagoo u jira masaafo dhan 19.2 AU) iyo 14 jeer muga iyo miisaanka dhulka, kaasi oo ah kan ugu fudud dhammaan meerayaasha Bahda Qoraxdu Midaysay. Uraano wuxuu leeyahay ubuc dhexe oo ka qaboow badan oogada sare.[1] Meeraha Uraano wuxuu leeyahay tirada sadexaad ee ugu badan taasi oo dhan 27 dayax, kuwa ugu waawayni waa Titania, Oberon, Umbriel, Ariel iyo Miranda.

Remove ads

Meerayaasha Baxsan

Thumb
Kor ka soo biloow ilaa hoos:
Docay, Uraano, Raage iyo Cirjeex
.

Afarta meere ee banaanka u baxsan waa meereyaasha Neefaha Waawayn ee Bahda Qoraxdu Midaysay[2] kuwaas oo ah 99% walxaha ku wareega qoraxda. Cirjeex iyo Raage ayaa waxay yihiin tobanaan kun oo jeer miisaanka iyo muga dhulka, waxayna ka samaysan yihiin isku dhisyo haydarojiin iyo hiliyaam. Dhanka kale, Uraano iyo Docay waxay leeyihiin 20 jeer laab muga dhulka waxayna ka samaysan yihiin macdano dhalaali kara oo ka kooban baraf.[3][4]

Remove ads

Dayaxyada Uraano

Meereha Uraano wuxuu leeyahay tirada sadexaad ee ugu badan bahda qoraxdu midaysay kuwaas oo dhan 27 dayax.

Meerahan Uraano wuxuu leeyahay tiro badan oo dayaxyo ah, kuwaas waxaa ugu caansan:

Muuqaalo

Qoraalo La Mid ah

Quick facts

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads