Fayrus

From Wikipedia, the free encyclopedia

Fayrus
Remove ads

Feyrus (Af Ingiriis : Virus, Af Carabi : ar) Waa noole jirro wata oo aan noolaan karin ilaa uu helo noole kale oo uu ku dhex noolaado sida dadka, xoolaha iyo dhirta sidaas oo kale ma sii badan karo asaga oo aan helin sedaxdaas qaybood aan soo sheegnay, suurtagalna maaha inaan ku aragnaa isha caadiga ah ama ilays, ee waxaa lagu arki karaa soo dhaweeye loogu talo galay sida Microscopeka

Thumb
Virus Ama Feyrus
Remove ads

Nuucyada Virus ta Ama Feyruska

Thumb
Virus nuucyadiisa
  • I: dsDNA viruses (Tusaale. Adenoviruses, Herpesviruses, Poxviruses)
  • II: ssDNA viruses (+)sense DNA (Tusaale. Parvoviruses)
  • III: dsRNA viruses (Tusaale. Reoviruses)
  • IV: (+)ssRNA viruses (+)sense RNA (Tusaale. Picornaviruses, Togaviruses)
  • V: (−)ssRNA viruses (−)sense RNA (Tusaale. Orthomyxoviruses, Rhabdoviruses)
  • VI: ssRNA-RT viruses (+)sense RNA with DNA intermediate in life-cycle (Tusaale. Retroviruses)
  • VII: dsDNA-RT viruses (Tusaale. Hepadnaviruses)
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads