Wajeer

From Wikipedia, the free encyclopedia

Wajeermap
Remove ads

Wajeer waa magaalo ku taalo gobolka waxaana iska leh qabiilka Ajuuranwaxaa ugu badan lafta walmage iyo waqleWoqooyi Bari ee dalka Kenya, sidoo kale waxay magaalada caasimad u tahay Kawntiga Wajeer iyo degmada Bariga Wajeer. Magaalada waxayna ka mid tahay dhulalka ay Soomalida dagto oo ka tirsan dalka Kiinya. Magaalada waxaa deggan dad gaaraayo, in ka badan 32,207 qof. Magaalada Wajeer waxa deggan Islam’s leh qabiilka Ajuuran,oo ah .

Thumb
Wajir

Magaaladaan waxa ka dhacay meel u dhaw xasuuq daran oo dad badan oo Soomaali ah lagu laayay waliba si naxariis daro xasuuqaas wuxuu dhacay 1984 meesha xasuuqa ka dhacay oo lagu magacaabo waagala ayaa 15 km (9 mi) ka xigta dhanka galbeed magaalada Wajeer. Wajeer waa magaaladii ugu horreysay gobolka Waqoyi Bari ee noqoto magaalo. Waa magaalo aad u qurxoon, waana magaalada ugu ballaaran gobolka Waqooyi Bari. Magaalada waxaa deggan beel ka mid ah beelaha samaale oo gardheere. Samaale gaar ahaan waxa deggan dagoodiye. Waxay magaalada mataano la tahay Mandheere oo iyadana ay degganyihiin mid ka mid ah beelaha Gardheere Samaale wa Garre.

beenlow

Magaalada ma waxaa dagan dagoodi kaligiis mise karanlaa dagan kir

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads