Wasaaradda Caddaaladda Soomaaliya

From Wikipedia, the free encyclopedia

Wasaaradda Caddaaladda Soomaaliyamap
Remove ads

Wasaaradda Caddaaladda Soomaaliya (Af Ingiriis : Ministry of Justice) waa wasaarada masuulka ka ah arimaha Cadaalada iyo Garsoorka ee wadanka Soomaaliya. Wakhti xaadirkan wasaaradan waxay hoostegtaa Wasiirka Cadaalada iyo Arima Dastuurka Soomaaliya, Mudane Faarax Sh. Cabdiqadir Maxamed.[1]

Quick Facts Warbixin Wasaarada, La-sameeyay ...


Remove ads

Habka iyo Nidaamka Wasaarada

  • Wasiirka Cadaalada
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Guud
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud
        • Waaxda Dhaqaalaha
        • Waaxda Garsoorka
        • Xafiiska Maxkamadaha
      • arimaha Cadaalada iyo Garsoorka
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads