Xagar
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Xagar waa degmo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Degmada waxay deris la tahay degmada Afmadow, dhanka gobolka Jubada Dhexe waxay deris la tahay magaalada Bu'aale. Degmadu waxay degmanimadeeda qaadatay sannadkii 1987. Degmada waxaa hoos yimaada in ka badan 55 tuulo. Degmadu waxay caan ku tahay cimilada wanaagsan, taaso ka dhigan inay ku habboon tahay beerashada iyo dhaqashada xoolaha.
Degmada waxa dega beesha Jidwaaq, gaar ahaan beesha Bartire, Jifooyinka kala ah: 1. Reer Guuleed (Cabdille Guuleed, Xuseen Guuleed, Nuur Guuleed, Yusuf Guuleed, Axmed Guuleed) 2. Reer Wacays (Cali Wacays, Cabdi Wacays, Xuseen Wacays, Cilmi Wacays, Axmed Wacays) 3. Reer Gaboobe (Aamin Gaboobe, Nuur Gaboobe, Cusman Gaboobe, Maxamud Gaboobe, Xasan Gaboobe) 4. Reer Cigaal (Iimaan Cigaal iyo Faarax Cigaal) 5. Axmed Saacad iyo Xasan Sacad, 6. Laagmadoobe (Reer Garaad)
Remove ads
Taariikh
Juqraafiga Jubbada Hoose
Dagmooyinka Jubbada hoose
Kismaayo=Harti,Cowrmale
Afmadoow=Ogaaden, Wardey
Xagar=Bartire
Jamaame=Bimaal,Jareerwayne
Badhaadhe=Gaaljecel,Shiikhaal,Ogaaden
Beelaha Jidwaaq Bartire
Dhaqaalaha
Badhaadhe is the most peaceful and evergreen district.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads