Xarunta Sare Qaramada Midoobay

From Wikipedia, the free encyclopedia

Xarunta Sare Qaramada Midoobaymap
Remove ads

Xarunta Sare Qaramada Midoobay sidoo kale Fadhiga Qaramada Midoobay waa dhisme aad u wayn oo ku yaala caasimada New York wadanka Maraykanka.

Quick Facts Magacyo Kale, Warbixin Guud ...
Thumb
Maabka Xarunta Sare Qaramada Midoobay ee wadanka Holland.



Remove ads

Xarumaha Qaramada Midoobay

Thumb
Xarunta sare Qaramada Midoobay New York
Thumb
Dhismaha QM magaalada Fiyeena

Badhtamihii Diisambar 1945, ayaa Golaha Guurtida Maraykanka iyo Aqalka Wakiiladu u codeeyeen in Ururuka Qaramada Midoobay laga codsado ineey Xarunta Sare ka dhisato wadanka Maraykanka. Arintaasi way aqbashay Qaramada Midoobay, waxayna deegaan ka salaxatay bariga caasimada New York halkaasi oo ay ku iibsatey lacag dhan US $8.5 milyan oo ahayd lacag deeq ah. Dhismaha oo socday labo sano (1949 ilaa 1950) waxaa la furay Xarunta Sare Qaramada Midoobay Janaayo 9, 1951, inkastoo la dhamaystiray dhismaha bishii Oktoobar 9, 1952.[2]

Inkastoo xarunta ugu muhiimsan ku taalo caasimada New York, ururku wuxuu xafiisyo waaweyn ku leeyahay Jeniifa, Heeg, Fiyeena, Nayroobi iyo meelo kale oo badan.


Remove ads

Qoraalo La Xidhiidha

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads