Xoriyad

From Wikipedia, the free encyclopedia

Xoriyad
Remove ads

Xoriyad (Af Ingiriis : liberty sidoo kale "freedom"; Af Carabi : ar) marka laga hadlayo filosofiyada waxaa "xoriyada" lagu sharaxaa xor ahaanta qof ee dhaqanka, diinta, luuqada, jinsiga, fikirka iyo mabda'a siyaad.[1] Dhinaca kale marka laga hadlayo siyaasada waxaa xoriyada lagu sharaxaa xoriyada bulshonimo iyo siyaasadeed eee qof ku dhexleeyahay wadan muwaadin ka yahay.[2]

Thumb
Sharciga xoriyada oo uu qoray nin Ingiriis ah 1259kii
Remove ads

Qoraalo Kale

Linkiyo

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads