Yahoo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Yahoo! waa shirkad ku shaqaysa kombuyuutarka, waxaa aas'aasay rag ka baxay jaamacada istanford sanadkii 1994 oo kalz ah Jerry Yang iyo David Filo waxaana la+ aqoonsaday rasmi ahaan 2-3-1995. saldhigeeda rasmiga ahina waxa uu ku yaalaa magaalada sunnyvale oo katirsan gobolka Kalifornia ee Maraykanka

Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads