Yoonis

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Yoonis (Af Ingiriis : Jonah; Af Carabi : ar; Af Yuhuudi: יוֹנָה; Af-Laatiin: Ionas) waa magac loo bixiyo labka dadka ama raga. In kastoo magaca Yoonis inaga soo galay xaga dadka Carabta waxaa la sheegay in asal ahaan uu ka soo jeedo dadka Yuhuuda. Sida ku xusan buuga Axdigii Hore (Tanakh/Old Testament) magaca Yoonis waxaa loo bixiyay markii ugu horeeysay Nabi Yoonis (C.S.) wakhti ku beegan qarnigii 8aad C.H.

Kani magac ka mid ah magacyada dadka loo bixiyo
Remove ads

Dadka Caanka ah

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads