Map Graph
No coordinates found

Yahoo

Yahoo! waa shirkad ku shaqaysa kombuyuutarka, waxaa aas'aasay rag ka baxay jaamacada istanford sanadkii 1994 oo kalz ah Jerry Yang iyo David Filo waxaana la+ aqoonsaday rasmi ahaan 2-3-1995. saldhigeeda rasmiga ahina waxa uu ku yaalaa magaalada sunnyvale oo katirsan gobolka Kalifornia ee Maraykankawww.yahoo.com

Read article