Afqaanistan ama Jamuuriyadda islaamiga Afqaanistan Farsi جمهوری اسلامی افغانستان) waa wadan dhul xiran oo ku yaalo koonfurta ama bartamaha Aasiya.Wadankaan waxaa ku badan Buuraha, waxoona xuduud la leeyahay wadamada Bakistaan, Iiraan, Turkmenistan, Tadsjikistan, Usbekistan iyo Shiinaha.
Nashqadan qaabaysan ma ahayn ama qayb ahaan lagama turjumin af kale oo Soomaali ah. Fadlan nagu caawi adigoo turjumaya. |
Boggani waa dhexdhexaad ilaa tayo hoose. Fadlan hagaaji boggan. |
Afghanistan د افغانستان اسلامي امارت (Af-Bashtuu) Də Afġānistān Islāmī Imārat امارت اسلامی افغانستان (Af-Dari) Emārat-e Eslāmi-ye Afghānestān |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: lā ʾilāha ʾillà l-Lāh, Muḥammadun rasūlu l-Lāh لا إله إلا الله محمد رسول الله (Arabic) "There is no god but God. Muhammad is the messenger of God."[lower-alpha 1] |
||||||
Heesta qaranka: دا د باتورانو کور Dā də bātorāno kor |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Kabul | |||||
Major languages |
|
|||||
Qaybaha qoomiyedaha (2019 unofficial estimates) |
|
|||||
Dadka | Afghan[lower-alpha 2][9][10] | |||||
Xukunka | Unitary Islamic caretaker government under an autocracy[lower-alpha 3] | |||||
- | Head[lower-alpha 3] | Hibatullah Akhundzada | ||||
- | Prime Minister | Hasan Akhund (acting) | ||||
- | First Deputy Prime Minister | Abdul Ghani Baradar (acting) | ||||
- | Second Deputy Prime Minister | Abdul Salam Hanafi (acting) | ||||
- | Third Deputy Prime Minister | Abdul Kabir (acting) | ||||
Formation | ||||||
- | Hotak Empire | 1709–1738 | ||||
- | Durrani Empire | 1747–1823 | ||||
- | Emirate | 1823–1839 | ||||
- | Restoration of Durrani Empire | 1839–1842 | ||||
- | Restoration of Emirate | 1842–1926 | ||||
- | Protected State | 26 May 1879 | ||||
- | Independence | 19 August 1919 | ||||
- | Formation of Kingdom | 9 June 1926 | ||||
- | Declaration of Republic | 17 July 1973 | ||||
- | Democratic Republic of Afghanistan | 27–28 April 1978 | ||||
- | Islamic State | 28 April 1992 | ||||
- | Islamic Emirate | 7 September 1996 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 652,864[12] km2 (40th) 252,072 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | negligible | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2020 qiyaasta | 32,890,171[13] (43rd) | ||||
- | Mugga Dadka | 48.08/km2 (174th) 119/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2018 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $72.911 billion[14] (96th) | ||||
- | Qof qof | $2,024[14] (169th) | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2018 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $21.657 billion[14] (111st) | ||||
- | Calaa qof | $493[14] (177th) | ||||
Kobaca (2019) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.511[15] (low / 169th) | |||||
Lacagta | Afghani (افغانی) (AFN ) |
|||||
Waqtiga | D† (UTC+4:30 Solar Calendar) |
|||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Thiinada telka | +93 | |||||
Furaha Internetka | .af افغانستان. |
Wadankaan caasimadiisa waa Kabul. Magaca afqaanistan waxaa loola jeedaa dhulka afqaanka.
Afgaanistaan waxay leedahay taariikh aad iyo aad u dheer. waxa uu wadankani soomaray dagaalo sokeeye oo aad iyo aad u badan. afgaanistaan waxaa laogyahy in ay tahy sababta koobaad ee keentay in uu burburo Midowga Sofiyet ilaa xiligii uu dhacay Midowga Sofiyet sanadii 1989 waxa afgaanistraan ka bilaabmay dagaalo sokeeye oo aad iyo aad ubadan ilaa hadana ka socda.
Deegaanka ay kutaalo afgaanistaan waa dhul buuralay ah waxa ciida afgaanistaan ku yaala buuro aad ubadan afgaanistaan malaha wax dekada anma bada.
magaalooyinka uguwaawayn
- kabul oo ah caasimada
- qandahaar caasimada labaad
- waharaat
- Bankiga Aduunka * *
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
- Pakistan 950,000+:
- Taiwan 200+*
- Turkey 200+*
- Great Britain 100+ *
[16].
- United States 200+
Afgaanistaan waxa ay leedahay jawi aad iyo aad uxun xiliga Jiilaalka oo Barafka ayaa aad iyo aad ugadaha.
Afganistan waxay ahayd 40-kii sano ee la soo dhaafay colaadaha lala galo quruumaha kale, waxa ay ku xiran yihiin iran sida dadwaynaha, War saxaafadeed ka soo baxa Afganisatan ayaa muujinaya ixtiraam la'aanta hoggaamiyeyaasha caalamka.
Wikiwand in your browser!
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.