Afmadow
From Wikipedia, the free encyclopedia
Afmadoow (Af Ingiriis : Afmadow) waa magaalo ku taala koonfurta wadanka Soomaaliya, taasi oo dhacda badhtamaha gobolka Juba isla markaana xad la leh wadanka Kenya, magaalada Badhaadhe, Bardhere. Kismaayo, Jamaame, Jilib, Magaalada Afmadoow waxay ku jirtaa caasimada Muqdisho baaxad dhan 401 km[2].
Quick Facts Afmadoow, Country ...
Afmadoow | |
---|---|
Magaalo | |
Muuqaalka magaalada Afmadoow oo sattelite-ka lagu sawiray. | |
Country | Somalia |
Gobolka | Jubbada Hoose |
Degmo | Degmada Afmadoow |
Tirada dadka (2011) | |
ā¢ Dhammaan | 40,000ā45,000[1] |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Close